Wararkii U dambeeyey Weerar Dabley Hubaysan ku qaadday Saldhigga Booliska Laascaanood iyo Tallaabada Ciidamada Ammaanka

Laascaanood (OWN)- Dabley Hubaysan oo aan haybtooda la aqoonsan, ayaa xalay weerar ku qaadday Saldhigga Booliska ee magaalada Laascaanood. Ma jiro wax khasaare ah oo ka dhashay weerarkaas.
Taliyaha Qaybta Booliska gobolka Sool Cabdirisaaq Maxamed Faarax oo maanta la hadlay warbaahinta ayaa faahfaahin ka bixiyey Weerarkaas iyo tallaabooyinka ciidamada ammaanku kaga jawaabeen iyo sidii ay gacanta ugu soo dhigi lahaayeen cidda falkaas ka dambaysay.

MUUQAALKAN HOOSE KA DAAWO FAAHFAAHINTA WARKAN

https://youtu.be/BCL6WxSvSwk

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker