Madaxweynaha Zimbabwe oo sheegay in Doorashada Madaxtooyadu Dhici doonto Xiligeedii ka din markii uu ka Badbaaday Qarax lala Beegsaday
Harare (OWN) Madaxweynaha Zimbabwe Emmerson Mnangagwa oo maalayintii Shalay ka Badbaaday Qarax lala Beegsaday xili uu ku sugnaa mid ka mid ah Fagaareyaasha Ololihiisa Doorashada………..
Hadaba Madaxweyne Emmerson Mnangagwa oo maanta Warbaahinta la Hadlay ayaa xusay inaan loo joojin doonin Doorashada dalkaas ka dhacaysa Cadawga raba inay dalkaasi Ragaadiyaan ee maalintii Shalayna qaraxyada gaystay.