Deg deg: Madaxweynaha Turkiga Oo Mar Kale Ku Guulaysatay Doorashadii Madaxtinimo Ee Dalka Turkiga

Ankara (OWN) Madaxweynaha Dalka Turkey Ordogan ayaa si rasmi ah ugu Guuleystay Doorasho aad u adkayd, Madaxweyne Ordogan oo Guusha ka dib la hadlayey Taageerayaashiisa ayaa sheegay “Codeyntani waxay Guul u ahayd Democracy-yada Turkey, Qaar badan oo madaxda Caalamka ka mid ah ayaa Hambalyo udiray Madaxweyne Ordogan, siday ku waran Warbaahinta Dawladu (TRT) ku warantay.

Toos u Daawo Guusha……….

https://www.youtube.com/watch?v=z6IxJKrvk7w

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker