Sarkaal Sare oo katirsan Alshabaab Ayaa lagu dilay Soomaaliya
Hargaysa (OWN) Taliska Ciidamada Soomaaliya ayaa sheegay in ay dileen Sarkaalka Sare oo ka tirsan Ururka Alshabaab Ninkan oo Magaciisa Lagusoo Gaabiyay Uruuraw aya la sheegay in uu caan ka ahaa Deegaanada Jubbada Hoose
0