“Haddu Sheekh Siiro Laba Balloog U Habeeyey,Tallow Intuu U Habeeyey Dadkii Kale Ee Ehelkiisa ..” Guddoomiye Faysal Cali Waraabe

“Waxaynu beddelaynaa kii inta uu shalay soo fadhiistay lahaa Sheekh Aadan Sirro ayaan u basrinay laba balloog,dadkii masaakiinta ahaana meel ay degaan ayey la yihiin,dhulkii dadka looga reebay in dadka masaakiinta ah la siiyo aan dhulka lahayn ayuu ku leeyahay waan u basriyey,tallow intuu u basriyey dadkii kale ee ehelkiisa ahaana marka uu sheegay inay Sheekh Aadan Sirro u habeeyeen laba Balloog ,dadkii kalena ee ehelkiisa ahaa muxuu u habeeyey ……..” Guddoomiye Faysal Cali Waraabe

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker