Qaniinyada Maska Oo 700 Qof oo Sanadkii u Dhintaan Dalka Kenya
Ugu yaraan 700 oo qof ayaa dalka Kenya sannad walba u geeriyoota qaniinyada maska. Khubarada dalka Kenya ayaa wada cilmi baaris ku saabsan sidii arrintan daawo qiimaheedu jaban yahay loogu heli lahaa.
Halkan hoose ka daawo