Madaxweyne Farmaajo Oo Waraysi Kaga Hadlaya Arimo Kala ay ka Mid yihiin Dagaalka Tukaraq, Iyo kulnakii Itoobiya
Muqdisho(OWN)- Warysigan oo dhinacyo badan taabanaya ayaa madaxweynaha Soomaaliya farmaajo ayaa waxa lagaga weydiiyey heshiiska dhawaan uu lagalay dawladda Itoobiya ee khuseeeya ganacsiga iyo maalgashiga ay Itoobiya sheegtay in ay kuasmayn doonto afar dekadood oo Soomaaliya leedahay.
Dhanka kale waxa wax laga weydiiyey dagaalada dhawaanahan kasocda xuduuudka u dhexeeyey Puntland iyo Somaliand.. iyo qodobo kale.