Wiil Somaliyeed oo Laba Bilood Indhoole Ahaa oo ilaahay Araggiisii usoo Celiyay, balse waa maxay sababtu?

Qalliin lagu tilmaamay mid dhif iyo naadir ah ayay dhaqaatiir Turkish ah ku badbaadisay araga Abukar Macalim Axmed oo ah wiil Soomaaliyeed oo Uu Aragga ka Naafeeyay qarax bishi April ka dhacay magaalada Muqdisho.

Qalliinkaas oo ka dhacay isbitaal ku yaalla magaalada Ankara, ayay warbaahintaTurkiga ayaa ku tilmaantay horumar ay ku tallaabsadeen dhaqaatiirta indhaha ee Turkiga.

Abubakar ayaa muddo laba bilood ah ahaa qof aanan waxba arkin oo la hogayo, ilaa laga Geeyay  magaalada Ankara ee caasimadda Turkiga oo uu ka dhacay qalliinka uu araggiisa dib ugu helay.

Abukar oo wali magaalada Ankara ku sugayo qalliin kale oo looga sameyn doono isha bidix, ayaa waxaa khadka telefoonka ku wareystay Nur Hassan Nur. Ugu horreyn wuxuu ka hadlayaa marki uu haleelay qaraxa indhaha riday.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker