Suldaan Reer Awdal Ah oo Shalay Gaadhay Garoowe Ayaa Fariin Qadhaadh U Diray Madaxweyne Muuse Biixi, Una Sheegay Eeer Puntland in Beesha Isaaq Kusoo Duushay

Garoowe(OWN)- Suldaan Cabdi-Gaheyr Muxumud Jaamac oo kamid ah salaadiinta  Somaliland, gaar ahaan kuwa  gobalka Awdal oo shalay gaadhay magaalada Garoowe ayaa ka hadlay dagaalka tukaraq iyo guud ahaan gobolka sool, Waxaanuu fariin adag u diray Madaxweynha somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker