Daawo: Xubno ka Tirsan Ururka ONLF oo ku kulmay Magaalada Naiorbi ee Dalka Kenya
Daawo:Kulan weyn oo ay ka qeyb galeen madaxda iyo xubnaha Golaha Dhexe ee ururka ONLF ayaa xalay lagu qabtay magaalada Nairobi.
Kulanka waxaa hadal ka jeediyay Dr. Cabdiraxmaan Sheekh Mahdi Maadey oo ah guddoomiyha cusub ee ONLF.
https://youtu.be/FH9m6Y1YL9I