Donald Trump oo magacaabay shaqsiga madaxwayna ku xigeenka u noqonaya

Donald Trump ayaa u magacaabay madaxweyne ku xigeenkiisa tartanka kala qeyb galaya ee xisbiga Jamhuuriga Senator-ka Ohio JD Vance .

Ergada Shirweynaha Qaranka ee Jamhuuriga (RNC) ayaa si rasmi ah u doortay Mr Vance, oo 39 jir ah, Isniintii ka dib markii Trump uu ku shaaciyay barahiisa bulshada .

Mr Vance waa maalqabeen wax ku bartay Yale, waana qoraa filimkii loogu iibinta badnaa ee Hillbilly Elegy

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker