Magaalada Birmingham Ee Dalka UK OoNoqtay Meeshii Ay Dadka Ugu Badan Ee Muslimiinta Ay Ku Oogaan Salaadii Ciida Qaarada Yurub
Iyada oo adduunka daafihiisa malaayiin qof ay u dabaaldagayeen munaasabadda ciidda, ayaa hase yeeshee meeshii dadkii ugu badnaa ay isugu soo baxeen qaarada Yurub noqotay magaalada Birmingham ee dalka UK.
Illaa 140,000 kun oo qof, waana sanadkii 7aad ee sidan oo kale loogu ciido barxadan ku taala magaaladan.
Goobtan waxaa lagu magacaabaa GLMCC, waxaana laga helayaa noocyada kala duwan ee cuntada iyo badeecooyin kala duwan.











