Gudoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawlada JSL Oo Fariin U diray Shaqaala Waynaha Dalka
Gudoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawlada JSL Sharmaake Axmed Muxumed Geelle ayaa iclaaminaysaa inay noqon doonto fasax oo shaqaalaha dawladu fasaxa ciida maalmaha Sabtida iyo Axadda , islamarkaasna shaqada lagusoo noqon doono maalinta Isniinta ah.