Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Hadal Uu Dhawaan Jeediyey
Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay hadal uu dhawaan jeediyey oo sifo khaldan loo fasiray sidoo kalena waxa uu muslimiinta ku hambalyeeyey maalinta ciidda.
Halkan Hoose Ka Daawo