Sheekhu Baladka G.Awdal Oo Si Adag Uga Hadlay Dagaalka Tukaraq Sidoo Kale Fariin Uu diray Ardayda Reer Puntland
Sh.Abdilaahi Sh.Cali Jawhar Sheekhu Baladka G.Awdal Ayaa Maanta Si Adag Uga Hadlay Dagaalka Tukaraq Sidoo Kale Fariin Uu diray Ardayda Reer Puntland Ee Wax Ka Barta Jamaacaha Borama Oo Maalmihi Ugu Danbayey Ku Noqonayey Deegaanadii ay ka soo jeedeen