Wararkii Ugu Danbeeyey Duqeymaha Gaza Oo Maalintii shanaad Gashay

Milatariga Israa’iil ayaa xoojiyay weerarada ay ka wadaan Marinka Qaza iyadoo dagaalyahanadda Falastiiniyiintana ay iyagana sii wadaan inay gantaallo ku tuuraan dhinaca Israa’iil.

Dagaalka Qaza ayaa galay maalintii shanaad oo xidhiidh  ah,  Jimcihii Shalayna Israiil waxay sheegtay in Ciidamadeeda Cirka iyo kuwa dhulka ay qeyb ka ahaayeen weeraradii dhacay, balse ciidammadooda aysan gudaha u gelin Qasa.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker