Xukuumadda Somaliland Oo Xayiraadii ka qaaday Telefishanka Somnews
Xukuumadda Somaliland ayaa maanta warsaxaafaeed ku sheegtay inay Xayiraadii ka qaaday Telefishanka Somnews oo hore loogu eedeeyey inaanuu dhexdhexaad ka ahayn dagaalada tukaraq ay somaliland kuwada jiraan Puntland.