Shil Naxdin Badan: Laba Wiil Iyo Gabadh Walaalo Ah Oo Hargeysa Gaadhi Ku Jiidhay

Hargeysa(OWN)- Saddex Caruura oo Walaalo ah ayaa ku geeriyooday shil gaadhii oo ka dhacay XaafadaMasalaha ee Koonfurta magaalada Hargeysa.

Saddexdan ruux ayaa kala ahaa, Gabadh 20 sano jirtay iyo laba wiil oo da’ 15 iyo 13 sano kala jiray, sida uu sheegay Aabaha dhalay caruurta oo lagu magacaabo cabdilaahi Saleebaan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker