Ganacsatada Somaliland Ee Puntland Oo Ka Hadashay Hadalkii Kasoo Yeedhay Faysal Cali Waraabe

Ganacsatada Reer Somaliland Ee ku Ganacsada Garowe ayaa ka hadlay wararka Xanafta leh ee labada shacab siyaasiyiintu hawada isku marinayaan in la joojiyo iyagoo baaq u diray siyaasiyiinta labada dhinac oo ay ka codsadeen in dadka aan la iska hor keenin , Ganacsatadan ayaa si gaar ah Fariin ugu diray gudoomiye Faysal Cali Waraabe waxay ugu baaqeen inuu joojiyo isku dirka labada shacab oo joojiyo hadalada iska hor keenaya.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker