Raali Galin: Maamulka Oodweynenews Oo Raali Galin Buuxda Ka Bixinaya Maqaal Laga Qoray Caano

Hadaanu nahay madaxda iyo shaqaalaha Oodweynenews  waxaanu raali galin ka bixinaynaa maqaal la dhibsaday oo  si khaldan nooga baxay oo ku saabsan Caanaha Nunalac ee caruurta .

Markaanu la xidhiidhnay shirkadda Caanaha keenta ee ayaa noo xaqijisay inaanay waxba ka jirin qoraalka laga qoray Caanahaas , waxaanan si gaaara uga raali galinaynaa cid kasta oo ka xumaatay gaar ahaan masuuliyiinta  shirkadda  Daa’uus.

 

Markale waxaanu ka raali galinayaa Mudane Duur warkaasi sidda khaldan u baxay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker