Garaad Jaamac Oo Si Layaab leh Ugu Hadlay Dagaalka Somaliland iyo Puntland

Laascaanood(OWN)- Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo ka mid ah waxgaradka gobolka Sool ayaa isaga oo saxaafadda kula hadlay magaalada Laascaanood wuxuu sheegay in colaad aanay faa’ido lahayn, isaga oo Somaliland iyo Puntland ugu baaqay in nabadda ay qaataan oo dagaalkan dhameeyaan.

 

 

Waxa uu sheegay Garaad Jaamac iney la kulmeen qeybaha kala duwan ee bulshada Sool, islamarkaana ay diyaar u yihiin sidii loo nabadeyn lahaa gobolka Sool.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker