Dawlada Turkiga Oo Qabtay Qaar ka mda Qoyskii Hogaamiyihii la Dilay ee Albaqdaadi

Ciidamada Turkiga ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen Haweenay ay Walaalo ahaayeen Hogaamiyihii la dilay ee kooxda ISIS Albagdadi.
Weerar lagu qaaday magaalada Azaz oo ku taala gobolka Aleppo ee waqooyi galbeed dalka Siiriya ayaa laga soo qabtay Haweenay AY Walaalo ahaayeen Albaqdaadi  iyo Enanteedii  oo ku dhuumanaayey.
Turkiga ayaa sheegay in soo qabashadan ay ka danbaysay kadib markii ay heleen Xog sax ah oo ay ku sheegeen dahabi.
Haweenaydan ayaa waxaa la joogay markii la qabanaayey shan caruur ah oo ay dhashay, ninkeeda iyo soddegeed.
Turkiga ayaa sheegay in ay waraysan doonaan dadka waawayn ee la qabtay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker