Midawga Yurub oo Lacag ugu Deeqay Suuqa Waaheen
Midowga Yurub Ayaa U Balan Qaaday Suuqi Gubtay Ee Waaheen €100,000 Oo Yuuro Una Dhiganta $108,000.
War kasoo baxay Midawga Yurub ayaa lagu sheegay in mashruucan taageerada ah ay wadi doonaan muddo afar bilood ah iyadoo ay kala shaqyan doonaan fulintiisa hay’adda laanqeerta cas.
Taageeradan Ayey Sheegeen In Ay ka faa’iidyasan doonaa qoysas dhan 500 oo qoys oo ah dadkii ku tabaaloobay suuqa Waaheen ee Hargeysa.