Deg Deg Qarax ka dhacay Muqdisho

Qaraxa goordhow ka dhacay Muqdisho warar soo baxaya ayaa sheegaya in lala eegtay Pescatore Sea Food oo Ah maqaayad dhawaan Liido laga furey.

Halka Warar kale sheegayaan in Qaraxa kadib Gudaha loo galay hotel aan wali magaciis la sheegin oo xeebta Liido kuyaal.

Xaaladda goobta weerarka uu ka dhacay ayaa aad u kacsan. Waxaana la maqlayaa rasaas xoogan.

Wixii Warar ka soo kordha kala Soco Odweynenews

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker