DAAWO:- DR Adna Aadan oo Ka sheekeysey Qiso Cajiib Ah Daawo oo Ka Faa,iideyso, Inan Yar oo Ay Ka Eryi Gaadhay waxbarasho Isbitaalkeedu bixinayey oo Markii Danbe Noqotay Dhakhtarka Qaliinka Ee Isbitaalkeeda Adna Hospital
DAAWO:- DR Adna Aadan oo Ka sheekeysey Qiso Cajiib Ah Daawo oo Ka Faa,iideyso, Inan Yar oo Ay Ka Eryi Gaadhay waxbarasho Isbitaalkeedu bixinayey oo Markii Danbe Noqotay Dhakhtarka Qaliinka Ee Isbitaalkeeda Adna Hospital, Drs Adna Waxay Ka Jawaabeysey su,aal ay weydiisay gabadh dhalinyaro ah oo weydiisatay talo ay ku dhiirigelinayso hablaha.
https://www.youtube.com/watch?v=ua2bvBysfoI&feature=youtu.be