Ciidamadda Booliska Gobolka Sool Oo Dhaawac Gaadhsiiyey Xildhibaan Fihiima Yuusuf Quuje
Ciidamadda Booliska Gobolka Sool Gaar ahaan kuwa Degmadda Laascaanood Ayaa Dhawaac Gaadhsiiyay Xildhibaan Fihiima Yuusuf Quuje Oo ka mid ah Xildhibaanadda Golaha Degaanka Degmadda Laascanood Xil ay Ku Sugnayd Xafiiska Tvga Som News Ee Laascanood.
Sida Ay Xaqiijisay Xildhibaan Fahiima waxa ay sheegtay in Ciidamaddan Amar Soo Siiyay Badhasaabka Gobolka Sool Cabdi khayre Dirir.
Oodweynenews Laascaanood