Mas’uul ka tirsanaan jiray dowladdii hore ee Afghanistan oo isku dhiibay Taliban

Warbaahin ku dhow dhow kooxda Taliban ee dalka Afghanistan, ayaa baahisay muuqaal kooban oo laga soo duubay wasiirkii hore ee warfaafinta iyo dhaqanka dowladdii hore ee Afgaanistaan ​​Tahir Zahir, maalin kadib markii uu isku dhiibay Taliban.

Dhanka kale, ilo ku dhow Tahir Zuhair, ayaa  xaqiijiyay in uu isku dhiibay kooxda Taalibaan ee ka dagaalanta gobolka Samangan.

Muuqaal la sii daayay oo aan la caddayn, ayuu Zuhair ku sheegay inuu “la heshiiyey Taliban”.

Wuxuu intaa ku daray ” in dagaal iyo qulqulatooyin aanay xal u ahayn dhibaatada ka jirta dalka Afgaanistaan”.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker