Dacwadii Faysal Cali Waraabe Oo La Sheegay In Maxkamadda Gobalka Maroodi-jeex Loo Gudbiyay
Dacwad ka dhan ah guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa shalay si rasmi ah loogu gudbiyay maxkamadda gobalka Maroodi-jeex ee magaalada Hargeysa.