Xildhibaan Lagu Dilay Magaalada Gaalkacyo

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa Xalay  lagu dilay Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Puntland.

Xildhibaanka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray C/xakiim Macallim Daahir kaasi oo la sheegay markii la dilayey in uu horfadhiyey Hotel Classic oo ku yaallo Gaalkacyo.

 

Kooxaha dilka geystay ayaa waxay ku hubeysnaayeen Bastoolado iyaga oo goobta ka baxsaday dilka ka dib.

Ma jirto cid ilaa iyo hadda loo soo qabtay dilka Xildhibaan C/xakiim Macallim Daahir oo ka tirsanaa Xildhibaannada maamulka Puntland.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker