War Degdeg ah:- Dagaal Saaka Mar Kale Ka Qarxay Deegaanka Tukaraq

Hargeysa(OWN)-Dagaal ayaa goor dhaweyd ka qarxay Deegaanka Tukaraq, kaddib markii ay ciidamo ka amar qaata maamulka puntland weerar ku soo qaadeen Milateriga Somaliland ee ku sugan Bariga Tukaraq.

Hubka noocyadiisa kala duwan ayey isweydaarsanayaan labada dhinac.

Dagaalka ayaa bilowday goor dhaweyd oo aan fogayn, kaddib saan saan colaadeed oo muuqatay 24-kii saacadood ee la soo dhaafay.

Wixii war ka soo kordha la soco Shabakada Oodweynenews

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker