Duufaan kale Oo Laga Cabsi Qabo Maalmaha Soo Socda Somaliland Iyo Puntland.

Kooxaha saadaasha hawadda iyo Xili roobaadka ayaa todobaadkan bilowgiisii soo saaray inay jiraan Roobab dabaylo duufaano ah wata ay ku dhufanayaan qaybo kamid ah Puntlandย  iyo qaybo kamid ah Soomaliland.

 

Waxaa soo baxday Digniinย ย cusub oo ay soo saareen Khubarada Saadaasha Hawada waxaana ay sheegeen in soo fool leedahay duufaan iyo Roobab kale kuwaasoo laga cabsi qabo inay markale ku dhuftaan xeebaha Puntland iyo Somalilandย  .

Saadaashan Cusub ayaa lagu sheegay inay imaan karaan Roobabkaa dabayla wata sadeexddaย  ilaa afarta maalmood n ee soocota kuwaasoo looga digay dadku inay kasii fogaadaan Goobaha dhulku u godan yahay.

 

 

Waxaa sidoo kale Digniintaasi iyagana lasoo gaadhsiiyey Kuulamaystada inay ka baaxaan Badda gudaheeda maadama lasheegay inay badu kacayso maalmahan soo socda.

 

Oodweynenews Newsroom

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker