DAAWO Puntland Oo Sheegtay In La Dili Doono Ciddii Taageerta Somaliland
Wasiiro ka tirsan Puntland oo Warbaahinta la hadlay ayaa xoojiyay go’aannadan iyo xukunnada ay xambaarsan yihiin ee lagu soo rogay ciddii lagu helo in ay Somaliland ka gacan-siiso dagaalka tukaraq.
https://youtu.be/p59exaLEi2o