Xildhibaan Nuur Rayaale Oo Cadeeyay In Jabhadii Gobolka Awdal Badh La Xidhay Fariina U Diray Xukuumada JSL

Xildhibaan Nuur Rayaale Oo ka tirsan xildhibaanada golaha guurtida somaliland kana soo jeeda gobolka awdal ayaa Cadeeyay In Jabhadii Gobolka Awdal Badh La Xidhay Fariina U Diray Xukuumada JSL.

 

Xildhibaan Nuur Rayaale Khayre oo ka hadlayey xarunta golaha guurtida oo ay ka socotay dood ku saabsan nabad-galyada ayaa waxa uu sheegay in Xukuumada Biixi uu hogaamiyo ay ku guuleysatay inay gacanta ku soo dhigto xubno ka tirsan Jabhadaasi.

Halkan hoose ka daawo

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker