Dowladda Itoobiya oo Xannibtay Ciidamo Gurmad ah oo Jubbaland u soo dirtay Maamulka goboleedka Puntland
Kismaayo (OWN)- Dowladda Itoobiya ayaa la xaqiijiyey inay hor-istaagtay ciidamo gurmad ah oo Madaxweynaha Maamul-goboleedka Jubaland Axmed madoobe u qorsheeyey inay tagaan Puntland, Arbacadii 17 May.
Ciidanka oo qorshahoodu ahaa inay xuduudka Itoobiya soo dhexmaraan, si ay u soo gaadhaan deegaanada Puntland ayaa baaqday, ka dib markii amar ka soo baxay xukuumada Federaalka Itoobiya lagaga hor-istaagay inay dhexmaraan dalka Itoobiya.
HALKAN GUJI SI AAD U AKHRISATO FAAHFAAHINTA WARKAN OO DHAMMEYSTIRAN