Bahda Oodweyne News Oo Tacsi Tiiraanyo Badan Leh U diraya Qoyska Marxuum Ibraahim Ismaaciil Axmed Oo Ku Geeriyooday Hargeysa

Madaxda iyo howlwadeenada Shakadda Caalamiga ah ee Oodweynenews gaar ahaan Abdirashid Jama Kahin ayaa tacsi tiiraanyo leh hawada u marinayaa Marxuum Ibraahim ismaaciil axmed oo   ku geeriyooday Magaalada Hargeysa.

 

Waxaan leenahay dhamaan Ehelada, qaraabada iyo asxaabta oo ugu horeeyo Reer Ismaaciil Axmed , samir iyo iimaan allah ka siiyo Marxuumkana Janadii Firdowsa Allah ka waraabiyo …….Aamiiin   ….Aamiin.

 

INAA LILAAH WA INAA ILAYHI RAAJICUUN

Inaalilahi waa Innaa ileyhi raajicuun, Kulu nafsi daa’iqatul Mawd.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker