Sheikh Said Ali : Taariikhada rag iyo dumar ayaa raad la xusuusta kaga taga.

Taariikhada rag iyo dumar ayaa raad la xusuusta kaga taga. Taariikhoodu dhibaatooyinkeena ma xaliyaan laakiin casharo ayaa inoogu jira aynu ka faa’idaysn karno hadii aan si fiican u dhuuxno. Bishan Ramadaanta ee sanadkan waxa aan idin la wadaagi doona barmaamijyo kooban oo ka mida qisooyinka  qaar ka mida ragaas iyo dumarkaas .

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker