Tacsi Ku Socota Qoyskii Axmed Xuseen Yusuf
INAA LI LAAHU WA INAA ILEYHI RAAJICUUN.
Dhamaan Jaliyada Somaliland ee ku nool Magaaladan Sheffield waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan .Qoyskii ,qaraabadi ehelkii iyo Dhamaan Reer Xuseen Yusuf Axmed Ismaciil .
Geeridii ku timid Marxuun AXMED XUSEEN YUSUF.oo saaka 14/5/18 ku geeriyooday magaalada Sheffield.
Waxaanu ilaahay uga baryaynaa inuu jantul Aclaa geeyo.Dhamaanteena samir iyo iimaan inaga siiyo Amiin Amiin .
Mataan M Omar
Sheffield.