“Nimanka na soo weeraray waxaanu u sheegaynaa inaanu dhigi doono casharkii aanu u dhignay Siyaad Barre oo…” – Madaxweyne Muuse

Hargeysa (OWN)- Madaxweynaha Somaliland ayaa sheegay sheegay inay Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland dhirbaaxo kulul ku dhufteen Ciidanka Soomaaliya oo saaka weerar ku soo qaaday fadhiisimada Ciidanka ee Deegaanka Tukaraq.

Madaxweyaha Somaliland oo saaka Khudbad ka jeediyey munaasibadda xuska 18 May, waxa uu sheegay in dowladda Soomaaliya duullaan ku soo qaadeen Ciidanka Qaranka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker