Komishanka Doorashooyinka JSL Oo Kulan La Qaatay Madaxa Xafiiska Midawga Yurub +SAWIRRO

Komishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa saaka kulan la qaatay Madaxa Xafiiska Midawga Yurub ( EU ) Mr.David Korpela kulankaas oo Ka dhacay Hotel Maansoor, Labada Geesood Waxay ka wadahadleen Doorashooyinka isku sidkan ee Golaha Wakiilada iyo Golayaasha Degaanka ee Ku mudaysnaa Bisha March 2019.

 

Komishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa warbixin Ka siiyey xaalada doorashooyinka iyo halka Komishanka wax u marayaan.

Safiirka ayaa Komishanka uga waramay sida ay diyaar ugu yihiin inay gacan ka gaystaan Dimuqraadiyada Somaliland.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker