SOMAALILAND OO U DABALDAGTEY MALINTI DHALINYARADA SOMAALI WEYN EE SYL.

(( Siraha so baxay khiyaaamo qaran,danbi Qaran iyo qaranimadi somaalilan oo laga dhigey maamuul goboled))
Waxay xukumadan korneeyl muse iyo Xukumadi ka horeysey ee bila jihada ahaayd sameeyen, distoor jabin, Qaran baabin iyo iney meeqamki s/land ay ka dhigan maamul goboleed.sikastaba ha ahaate waxa cadaatey in dalki madaxa banana maanta kaga dhigey maamul goboled, sawirka lagu xaraashey SOMAALILAND laga dhigey in muse bixi SNM ahaa, hadaba su’aasha is weetdinta mudani wa.
1.Muse BIXI goorma ayu SNM Ku biirey?
2. Halkerbu ka soo galey SNM?
3.Dalalka ay ka midka yihin sucuudi arebiya, Isu taga emaradka carabta , iyo dalka jamhuuriyada DJabuti intebu Ku sugna? muxuse ka qaban jirey?
Run ahaanti waxaan ogahay in dalka somaaliland shacbiyadiisu aad iyo aad u lidato oo aaneyxisaabtamin, lona qaybiyay qabiilo oo aaney awood u ilahay ine la xisaabtaman madaxda daaliminta ah ee baabiyay masiirki dalkoda iyo dadkoda.
Please please waxaan idinka codsanaya inaad is weydisan sadexda su’aalod ee kor Ku qoran Si aad u heshan shaqsiyada dhabta ah ee dadka madaxda idin ah.
Qalinki:: Khadar Kaariye Cune
kkaariye05@gmail.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker