Dawlada Somalia Oo Tubtii Technology Yada Fiber optic Ga Qaaday iyo Somaliland Noqotay Quburihii Fiber Optic ga

Waxay Dhawaan Dawlada Somalia ku Dhawaaqday in Ay Dalka ka Shaqayn Doonan Ugu Yaaran Sadex Fiber Optic Cable Ayaado Sheegay In Hada Hal Fiber Optic ka Shaqeeyo Laba kale na hawada Ku Soo Jiraan Midi Hada Maraayo Puntland ka Kale na ay Shirkada Somtel ka Keenayso Dalka Jabuuti , Waxanay Sheegeen in Baahi Loo Qabo oo Laga Duulayo Khasaarihi Ku Yimi Wakhtiigi Fiber Optic Somalia Markabku Jiidhay Ee Somalia ay Khasaartay Malaayinka Dollar ka, Taasina Waxay Tusaale Cad u Tahay in Ay Dawlada Somalia Qaaday Tubtii Technology yada Casriga ah ,
Halka Ay Somaliland na Ilaa Hada uu Kooto ugu Xidhan yahay Hal Fiber Optic, Mido Shan iyo Labaatan Sano Ah Wali ba ay Dadka badan koodu Dhaliishan yihin in Aanu Sidii Fiber Optic cable ka Aanu u Shaqayn oo Speed Ku Filan Aanay Helin Marka Ay Gashadaan Guryaha iyo Meheradaha , Ayado Baahida Loo Qabo In La Helo Fiber Optic cable high Speed ah, Ayaa Muwaadin Reer Somaliland ay Keenan Fiber Optic Dalka Oo Loo Diiday In Dalka Soo Galiyaan isagoo Ku Xabaal Quburaha berbera Soona Dhaafi La
Waxa hubaal ah in ay Somaliland oo Hogaamin Jirtay Technology yada Geeska Africa ay Hada Ka Hadhayso , Halka Ay Somalia na Fahantay Dhaqaalaha uu Leeyay Technology yada Cusub Ee Fiber Optic ga .
By Eng: AbdiFatah Farah abdi

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker