Ina kaahin oo noqdey Madaxweynaha Qarsoon, ee ceel afweyn …..

Somaliland kolkii keynta & Debada loo baxay, waxaa Muuse & Ina Kaahin wad-
aan wax ka yar ayey u baxeen, oo ay Derejo & Maal & Xoolaba uga dhaqaaqe-
en.
Bal hadaba, Maxamed Kaahin & Muuse & Shaani waxay ku andacoodaan waxa
aanu ka dagaalanamay, Cadaalad Daro, Xabad & Xadhig, tiina maanta waxay ka
wadaan, Wadankii & Ceel Afweyn, oo Ina Kaahin suldaankiisii uu u raray Hub oo Baabuurkii & suldaankii kolkii la qabtey, uu sii daayey, Ina Kaahin Odayadii
uu Afarta goor dhaariyey, xiitaa eshiiskoodii intuu bedeley uu been sheegay ayuu
Lifaaq uu samaystey uu raaciyey, oon heshiiskaba ku jirin, hadaba Ina Kaahin oo dhiiga daadanaya ka masuula ah, oo Ciidamadii ku amrey inay Reer Qudha
laayaan, ayaa sarkaalka Caare uu arkey siday Muuse & Ina Kaahin ay u wadaan
oo Reer qudha u laynayaan ee Sacad Yoonis, Reerka ee Biciidana Garan & ciid-
an ay Xukuumadu ku gargaarayso, oo aanay dhex ahayn, oo ay Xukuumadu
wado dagaalka oo Hargeysa la hagaayo, oo Madaxtooyada & Taani ay kuwada
socdaan, oo ah Balantii Odeygii Daalinka ee Siilaanyo & Ina Xaashi ay ku dum-
iyeen Masaajid, Guryo oo ahayd in Reerkaa Sacad Yoonis la raro sidii Falsatiin
Sidaas Darteed, daalinka Ina Kaahin & muuse shaani & S/Gaal Dhiiga shacabka
ay ku daadinayaan xaqdarada, waa tii laga dagaalamay, waa tii kaynta loo galay
kolkaa Ina Kaahinaw cidina kaa yeeli mayso inaad Dhiiga Shacabka daadiso
hadana, aad Ceel afweyn dhex taagnaato, Caarana waan ku hambalyeynaynaa
inuu ka baxo oo uu Ayda galo, wixii aad Muuse & Inakaahin aad ku gasheen
Ayda & debeda, ayuu Sarkaal Caarane u galey Ayda, ee waa Nin ma waa mare
Mus kulka ka korey.
Sidaas Darteed, shacabka S/Land Daalinka Ina kaahin meel kasta halagaga mu-
daharaado oo Dhiigya Cabka halagu sheego isaga Muuse Duca Diid.
wabilaahi Tawfiiq.
Asha Jama

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker