Tacsi :Eng.Yuusuf Maxamed Dirir

Allah Ha U Naxariisto  Eng.Yuusuf Maxamed Dirir ,oo xalay ku geeriyooday Gobolka Ohio, ee dalka  Maraykanka .Ubadkiisii ,Ehelkii oo  iyo intii  taqaanay oo dhan-na sabir & iimaan Ha Ka  Siiyo. 

 

 

Waxa aan si gaar ah ugu baroor-diiqayaa ,Qoysaska  Reer Faarax (George)   & Reer Maxamed  Dirir.

Marxuumkana  Allah  Jannada Fardawsa  Ha Geeyo .Aammiin. Aamiin.  إنا لله وإنا إليه راجعون 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker