Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan la qaatay dhiggiisa Jabuuti

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo maanta dalka Jabuuti kaga qeyb-galaya Meertada 41-aad ee Urur-goboleedka IGAD ayaa kulan-doceed la qaatay dhiggiisa Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, oo marti-gelinaya shirkan.

Labada madaxweyne ayaa iska waraystay xaaladda gobolka, xiriirka labada dal ee Soomaaliya iyo Jabuuti iyo iskaashiga arrimaha saameynta ku leh labada shacab oo ay ugu horreeyaan arrimaha amniga iyo nabadda gobolka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker