Beesha Muuse dheriyo oo Qaaadacday Codaynta XIsbiga Wadani+ Sabab

Burco (OWN) Mid kamid ah beelaha dega Gobolada somaliland oo maanta warbaahinta kula hadlay kaamka barwaaqo ee magalada burco ayaa dhaliilo usoo jeediyey boqor axmed iimaan warsame, iyagoo sidoo kalena dhaliilay Xisbiga mucaradka ah ee wadani Kuwaasi oo ku dhaliilay in u ka leexday Heshiisyo hore oo u la galay xisbigaasi beeshani, waana kuwan iyagoo ka hadlaya arimahaasi.

Halkan Hoose Ka daawo

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker