Daawo:- “Somaliland Alshabaab Iyo Daacish Heshiis Ayay Ku Yihiin Dagaalka Puntland” Madaxwaynaha Puntland Cabdi Wali Gaas.

Garoowe-(OWN)-Cabdiwali Maxamed Cali Gaas Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Puntland oo Salaaddii Ciida Goob Fagaara ah Kula Tukaday Dadwaynaha Magaalada Garoowe Ayaa Qudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa ujeediyay shacabka, Waxaana uu ka Hadlay Xaaladaha Colaadeed Ee Ku gadaaman Maamulkiisa, Waxa uu Xusay Colaadda Kala Dhaxaysa Somaliland Daacish Iyo Alshabaab, Waxaa uu Sheegay In Ay Dhicyada Dagaalka Kula Jiraa Ay Heshiis Ku Yihiin Dagaalka Lagu Hayo Puntland Waa Sida uu hadalka udhigaye,……… Halkan Hoose Ka Daawo Hadalka Madaxwayne Gaas 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker