Xukuumadii Hore Ee SIILAANYO Oo Lagu Eedeeyey Musuqmaasuq Baahsan Oo La Xidhiidha Haamaha Shidaalka Berbera

Xildhibaanada golaha wakiilada somaliland ayaa Xukuumadii Hore Ee SIILAANYO Ku Eedeeyey musuqmaasuq La xidhiidha Haamaha Shidaalka Berbera, islamarkaasna sabab u ah shidaalka wasakhaysan ee dalka la keenay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker