Madaxweynaha Somaliland oo qaabiley Ardayda Dugsiga Abaarso khudbadna u jeediyey
Hargaysa: (OWN) Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa qasrirga Madaxtooyada ku qaabilay ardayda iyo Maamulka Dugsiga abaarso. kalkan ka Daawo hadal uu Madaxwaynuhu u jeediyay ………………..
Geesta kalena Waxa halkaas ka hadlay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Yaasiin Maxamuud Xiir “Faratoon” oo ka hadlay waxyaabaha Iskuulka Abaarso ku soo kordhiyey Tacliinta Wadanka……..
sidoo kale waxa iyana goobta hadalo ka jeediyay maamulka iyo ardayda dugsiga Abaarso……………