Warsaxaafadeed Xafiiska Telefishanka Qaranka Somaliland Xaruntiisa LONDON UK.

London (OWN)-Marka hore Hanbalyo dhamaan shacbka somaliland munaasibada xuska 18may maalinta qaranimda Somaliland hanbalyo iyo boogadin kabacdi,waxaa duba habeyn iyo isbedal balaadhan wasaaradu ku sumeeysey qaab dhismeedkii hawalaha waraabinta qaranka ee dibeda taaso xaruuntii warabahinta qaranka ee dibeda laysugu keeney Dalka Uk gaar ahaan magalada LONDON.

Hadaba waxaan halkan ku faahfahineynaa habka cusub ee jaliyadaha Somaliland ee ku dhaqan dibaduhu ula shaqayn doonan warbahinta qaranka gaar ahaan Telefishanka qaranka xaruntiisa Magalada LONDON.

1- Waxaa jaliyadaha Somaliland ee dibadaha waajib ku aha iney soo diyaariyaan muuqalada kulamada iyo barnaamujyada ay doonayaan in uu ka baxo tv-ga qaranka oo ay iyagu soo duubaan isla markaana usoo gubiyaan Tv-ga qaranka xaruntiisa London.

2- in Barnaamujyada iyo wararka tv-ga qaranka ka baxaya ee ay jaliayaduhu soo gudbiyaan ay ku saleysnaadan waxqabad buuxa oo ku jeeda horumarka Somaliland.

3- In Barnaamujyada Arimha samafalku ay noqon doonan kuwa leh ahmiyada Kowaad ee tv-ga qaranka somaliland xaruntiisa dibeda marwalaba ugu hor marin doono.
qudobada kor ku xusan ayaa noqon doona kuwo aad fafahintooda kala soo xidhiidhi karto masuliyinta tv-ga qaranka xaruntiisa London.

Address Crown hous LONDON UK.
Madaxa Tv-ga Qaranka Ee Dibeda
Wariye Abdikarim Muse Abdi (Dalmar).

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker