Kuuriyada Waqooyi Oo Ku Eedeeyey Donald Trump Inuu Carqalad Ku Hayo Nabada Labada kuuriye

Dowlada Kuuriyada Waqooyi ayaa sheegtay in dowlada Maraykanka ee Donald Trump ay carqalad ku heyso dadaalada nabada ee u dhaxeeya labada Kuuriya.

 

Xili la filayo in dhamaadka bishan uu kulan dhexmaro Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump iyo Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-Un ayaa waxaa soo baxaya hadalo lid isku ah oo ay labada dhinac warbaahinta isu marinayaan.

 

Xukuumada Maraykanka ayaa maalmihii lasoo dhaafay ku faantay in cadaadiska ay saartay Kuuriyada Waqooyi ay soo dadajiyeen wadahadalada u bilowday Kuuriyada Waqooyi iyo Koonfureed, isla markaana uu guushaasi sabab u ahaa Donald Trump.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker